Skip to main content
Minnesota Department of Health logo
  • Main navigation

    • Home
    • Data, Statistics, and Legislation
    • Diseases and Conditions
    • Health Care Facilities, Providers, and Insurance
    • Healthy Communities, Environment, and Workplaces
    • Individual and Family Health
    • About Us
    • News and Announcements
    • Translated Materials

Main navigation mobile

  • Data, Statistics, and Legislation
  • Diseases and Conditions
  • Health Care Facilities, Providers, and Insurance
  • Healthy Communities, Environment, and Workplaces
  • Individual and Family Health
  • About Us
  • News and Announcements
  • Translated Materials
MDH Logo

Breadcrumb

  1. Home
  2. Individual and Family Health
  3. WIC Program
  4. WIC - Af Soomaali
Topic Menu

WIC Program

  • Apply for WIC
  • Find Your WIC Clinic Phone Number (WIC Agency Directory)
  • WIC Home
  • Welcome to WIC!
  • Shopping Help
  • WIC Grocery Store Search
  • Local Agencies
  • Vendors
  • Health Care Providers
  • Reports & Data

Other Languages

  • Información en Español
  • Af Soomaali

Follow WIC

  • Minnesota WIC on Facebook
  • Minnesota WIC on Instagram

WIC Program

  • Apply for WIC
  • Find Your WIC Clinic Phone Number (WIC Agency Directory)
  • WIC Home
  • Welcome to WIC!
  • Shopping Help
  • WIC Grocery Store Search
  • Local Agencies
  • Vendors
  • Health Care Providers
  • Reports & Data

Other Languages

  • Información en Español
  • Af Soomaali

Follow WIC

  • Minnesota WIC on Facebook
  • Minnesota WIC on Instagram
Contact Info
Minnesota State Office - WIC Program
800-657-3942 (toll-free)
651-201-4444 (state office)
Find your WIC Clinic Phone Number

Contact Info

Minnesota State Office - WIC Program
800-657-3942 (toll-free)
651-201-4444 (state office)
Find your WIC Clinic Phone Number

Bayaanka waa mid takoor La'aan


Sida waafaqsan sharciga xuquuqaha madaniga ah ee federaalka iyo sharciyada iyo qaynuunada xuquuqaha madaniga ah ee Waaxda Beeraha ee Mareykanka (USDA), hay’adan waxaa ka mamnuuc ah takoorida ku salysan isirka, midabka, asalka qaran, jinsiga, (oo ay ku jiraan, aqoonsiga jinsiga iyo nooca jinsiga), naafonimada, da’da, ama aargoosiga ama aargudashada hawlo hore oo xuquuqaha madaniga ah.

Macluumaadka barnaamijka waxaa lagu heli karaa luuqado aan ahayn Ingiriisiga. Shaqsiyaadka naafada ah ee u baahan qaab kale oo wada xidhiidh si ay u helaan macluumaadka barnaamijka (tusaale, Hab qoraaleedka camoolaha, daabicidda farta waaweyn, cajalada maqalka, Luuqadda Dhagoolka ee Maraykanka), waa inay kala xidhiidhaan Hay’adda Gobalka ama deegaanka ee mas’uulka ka ah maamulka barnaamijka ama xarunta TARGET ee USDA lambarka (202) 720- 2600 (cod iyo TTY) ama waa inay la xidhiidhaan USDA iyaga oo u maraya Federal Relay Service (Adeegga Dadka Dhagaha la’ ee Federaalka) ee lambarka (800) 877-8339.

Si loo gudbiyo dacwada takoorka ee barnaamijka, Dacwad-qabaha waa inuu buuxiyo Foomka AD-3027, Foomka Dacwada Takoorka Barnaamijka ee USDA kaas oo onleen ahaan looga heli karo barta: https://www.usda.gov/sites/default/files/documents/ad-3027.pdf, xafiis kasta oo USDA ay leedahay , iyada oo la wacayo (866) 632-9992, ama la qorayo warqad ku socota USDA. Warqadda waa inay leedahay magaca, ciwaanka, lambarka taleefanka ee dacwadqabaha, iyo sharraxaad qoraal ah oo ku saabsan falka takoorka ah ee la soo eedeeyay oo faahfaahsan si loogu wargaliyo Kaaliyaha Xoghayaha ee Xuquuqaha Madaniga (ASCR) nooca iyo taariikhda xadgudubka xuquuqda madaniga ah ee la soo eedeeyay. Foomka AD-3027 ee la buuxiyay ama warqadda waa in loogu diraa USDA;

1. boostada:
U.S. Department of Agriculture
Office of the Assistant Secretary for Civil Rights
1400 Independence Avenue, SW
Washington, D.C. 20250-9410; ama

2. fakiska:
(833) 256-1665 ama (202) 690-7442; ama

3. iimaylka:
program.intake@usda.gov

Hay’addan waa hay’ad bixisa fursad loo wada siman yahay.


Tags
  • wic
Last Updated: 02/27/2025

Get email updates


Minnesota Department of Health logo

Privacy Policy
Equal Opportunity
Translated Materials
Feedback Form
About MDH
Minnesota.gov
  • Facebook
  • Twitter
  • Linked In
  • Instagram
  • Youtube
Minnesota Department of Health Minnesota Department of health print search share facebook instagram linkedin twitter youtube