Skip to main content
Minnesota Department of Health logo
  • Main navigation

    • Home
    • Data, Statistics, and Legislation
    • Diseases and Conditions
    • Health Care Facilities, Providers, and Insurance
    • Healthy Communities, Environment, and Workplaces
    • Individual and Family Health
    • About Us
    • News and Announcements
    • Translated Materials

Main navigation mobile

  • Data, Statistics, and Legislation
  • Diseases and Conditions
  • Health Care Facilities, Providers, and Insurance
  • Healthy Communities, Environment, and Workplaces
  • Individual and Family Health
  • About Us
  • News and Announcements
  • Translated Materials
MDH Logo

Breadcrumb

  1. Home
  2. Diseases and Conditions
  3. Coronavirus Disease 2019 (COVID-19)
Topic Menu

COVID-19

  • COVID-19 Home
  • Situation Update
  • About COVID-19
  • Testing
  • Vaccine
  • Protect Yourself & Others
  • Medications
  • Materials & Resources
  • Stories of Community Outreach & Partnership

Information for

  • Health Care
  • Prisons, Detention Centers, & Homeless Service Sites
  • Schools & Child Care
  • Institutions of Higher Education

Related Topics

  • Long COVID
  • Health Equity and COVID-19
  • COVID-19 Contracts for Diverse Media Messaging & Community Outreach
  • Disabilities & Unique Health Needs During COVID-19
  • Infectious Respiratory Illness

COVID-19

  • COVID-19 Home
  • Situation Update
  • About COVID-19
  • Testing
  • Vaccine
  • Protect Yourself & Others
  • Medications
  • Materials & Resources
  • Stories of Community Outreach & Partnership

Information for

  • Health Care
  • Prisons, Detention Centers, & Homeless Service Sites
  • Schools & Child Care
  • Institutions of Higher Education

Related Topics

  • Long COVID
  • Health Equity and COVID-19
  • COVID-19 Contracts for Diverse Media Messaging & Community Outreach
  • Disabilities & Unique Health Needs During COVID-19
  • Infectious Respiratory Illness
Contact Info
Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control Division
651-201-5414
IDEPC Comment Form

Contact Info

Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control Division
651-201-5414
IDEPC Comment Form

Waji-xirka: COVID-19

Waxaa la cusboonaysiiyey 6/14/2024

Boggaan:
Goorma la xiirtaa maaskaro
Noocyada maaskarada
Sida loo xidho maaskaro
Macluumaad dheeraad ah

Fayraska keena COVID-19 waxaa laga kala qaadaa hawada iyadood qof qof hawada laysaga gudbiyo Xidhashada maaskaro waxay caawinaysaa in la yareeyo gudbinta fayraskan noocan (iyo jeermisyada kale) ay dadka isku daartaan labadan siyaabood:

  • Haddii aad qabto COVID-19 oo aad xidho maaskaro, waxaad habkaa ku caawinaysaa in aanad dadka kale u gudbin jeermisyada marka aad neefsato, qufacdo, ama hindhisto.
  • Xidhashada maaskaro waxay kaa caawinaysaa inaad ka hortagto inaad ku neefsato jeermisyada dadka kale oo ku noqon kara inay xanuunsadaan.

Goorma la xiirtaa maaskaro

  • Marka aad ka soo kabanayso infekshanka COVID-19, xidhashada maaskaro muddo 5 maalmood waxay caawin kartaa ka ilaalinta dadka kale haddii:
    • 24 sacadood ugu danbeysay waxaad aheyd xumad la’aan (adigoon isticmaalin daawooyin xummad joojiya), iyo
    • Calaamadahaagu xanuunka way soo hagaagayaan 24 saacadood ugu danbeysay.
  • Marka ay jiraan cudurro badan ee bulshadaada kaas ooo ku baahsan hawada dhexdeeda.
  • Haddii adiga ama dadka kugu xeeran ay halis ugu jiraan inay aad ugu xanuunsadaan COVID-19.
  • Haddii adiga ama dadka kugu xeeran aad ag joogteen qof qaba COVID-19 ama dhawaan u uku dhacay
  • Haddii ay kaa caawinayso inaad dareento nabad ama aad rabto inaad sameyso wax kasta ee awoodaada ah si aad uga fogaato inaad xanuusato.

Noocyada maaskarada

  • MDH waxay kugula talinaysaa inaad xirato maaskaro tayo sare leh, oo si fiican ugu habboon si ay kaaga caawiso ka hortagga COVID-19. Tusaalooyinka maaskarada tayo sare leh waxaa ka mid ah N95 ama maaskarada KN95, kuwaas oo aad ugu fiican ka hortagga jeermisyada.
  • Haddii aadan haysan maaskaro tayo sare leh sida N95 ama KN95, xiro maaskaro leh laba is dul saran ama leh in intaa ka badan oo maro adag ah. Waxaad sidoo kale ku dari kartaa maaskaro la tuuri karo oo ka hoos xirato maaskarada dharka ah si aad u hesho ilaalin dheeraad ah. Maaskarada dharka waa inay si rasmi ah ku fadhidaa geesaha maaskarada la tuuri karo.
  • Xidhashada maaskaro tayo sare leh waxay aad bay muhiim u tahay haddii aad halis u tahay inaad ku xanuunsato COVID-19.
  • Raadso maaskarada leh xarig sanka daboola. Waxay maaskarada ka dhigi kartaa mid aad ugu fiican oo ay kaa caawiso yaraynta meelaha banana ama meelo duleelo.
  • Ka fogow inaad wejiga ku daboosho maro qafiif ah am mid si fudud loo tolay, ama maro xabad ah, sida qaar ka mid ah maarkarada, masarka, marada luqunta, ama fasaleetiga. Kuwaasi kuma fiicna ka hortagga dhibcaha soo baxa marka la hadlo, la qufaco, ama la hindhiso.

Sida loo xidho maaskaro

  • Dhaq gacmahaaga ka hor intaadan xidhin maaskaradaada iyo ka dib markaad iska siibto.
  • Maaskaradu waa inay si buuxda u dabooshaa sanka iyo afka oo ay si adag ugu fadhisaa wejigaaga iyada oo aan lahayn meel furan. Maaskaradu waa inay noqotaa mid aan aad u adkayn ama aanan xannibayni noo waa inaad dareenta caburis la’aan marka la xidho.
  • Carruurta 2 sano iyo ka weyn, uraadi maaskaro loogu talagalay carruurta si ay uga caawiso inay si habboon ugu fadhidaa. Carruurta ka yar 2 sano waa INAANAN xidhan maaskaro.
  • Haddii aad xirato muraayadaha, raadi maaskaro si fiican ugu habboon sankaaga ama mid leh xariga sanka si ay kaaga caawiso in muraayadaha aanay ceeryaamoobin.
  • Ha taaban maaskarada inta aad xidhan tahay. Haddii aad u baahan tahay inaad si joogto ah u taabato ama aad uhagaajiso maaskaradaada taasi macnaheedu waxa uu yahay inay ma kuu askarada ku habboonayn oo laga yaabo inaad u baahan tahay inaad hesho maaskaro kale ama aad hagaajiso.
  • Haddii aad xidhan tahay maaskaro dhar ah, dhaq kadib markasta oo aad isticmaasho.
  • Haddii aad dib u isticmaalayso N95 ama KN95, ku kaydi bac waraaq ah. Ha dhaqin N95 ama KN95 inta u dhaxaysa isticmaalidooda. Akhri tilmaamaha la socda maaskaradaada eed sheegaya wixii macluumaad ah ee ku saabsan marka la beddelayo.
  • Ha xiran maaskaro wasakh ah, qoyan, ama dhaawacan.

Macluumaad dheeraad ah

  • Difaac Naftaada & Kuwa Kale: COVID-19
  • Ku Saabsan KOFID-19
  • Waxa Ay Tahay in La Sameeyo Iyo Aan La Sameyn Karin Maaskaraha - Ardayda (Somali) (fiidiyow)

Ogow: Deegaanka daryeelka caafimaadka sida isbitaallada, rugaha caafimaadka, iyo guryaha kalkaalisada xirfadda leh waxay leeyihiin talooyin iyo shuruudo u gaar ah maaskarada. Raac talooyinka maaskarooyinka ama shuruudaha deegaanka aad ku sugan tahay.

Tags
  • coronavirus
Last Updated: 07/17/2024

Get email updates


Minnesota Department of Health logo

Privacy Policy
Equal Opportunity
Translated Materials
Feedback Form
About MDH
Minnesota.gov
  • Facebook
  • Twitter
  • Linked In
  • Instagram
  • Youtube
Minnesota Department of Health Minnesota Department of health print search share facebook instagram linkedin twitter youtube